This is historical material “frozen in time”. The website is no longer updated and links to external websites and some internal pages may not work.

Baro Abwaanka dada yar ee ku caanka baxay samaynta heesah, maansooyinka iyo gabayadaba wa xuseen ali mohmoud qandalo.

Created by M.A. on May 10, 2013

Abwaan Xuseen cali qandalo wuxu ku dhashay Bariga Jamhuuriyada Somaliland gaar ahaan magaalo madaxda gobolka sanaag ceergabo sanadku marku ahaa 1989. Abwaanku wuux ku barbaaray oo u ku noola wakhtigiisa intu ugu badnanayd ila hadana u ku nolyahay caasimada Somaliland Hargeisa. abwaan xuseen wuxu dugsigiisi hoose dhexe ku dhamaystay magalada Hargeisa gaar ahan Sh Bashiir Primary School. secondry giisi waxa u wax ka so dhigtay British International School of Hargeisa iyo Ilays Secondary School balse waxa u ku dhamaystay secondary giisi Macarif high school. waxa uu jamacad ka galay magaalda hargeisa Jaamacada Unicersity of Hargeisa gaar ahan kuliyad Business ka. abwaanku waxa uu bilaabay hal abuurnimadiisa sanadku marku aha 2007 isla wakhtiga waxa u arday ka aha iskoolka British shoools

Economy & Jobs
Return to top